Nidaam Qadiimi ah!.

Nidaamka Qadiimiga ah Ee iskuulaadka wadamo Badan ayaa ka guuray Sida wadanka finland. Finland ayaa noqotay Wadanka ugu tayada fiican caalamaka dhanka Waxbarshada Sanadihii ugu dambeeyay! Nidaamka Iskuulaadka waxaa uu soo bilaabtay Qarnigii 19-aad Waqtigii Kacdoonka Wershadaha. 1892 Guddi ka kooban 10-qof kuwaasi oo ka soo jeeda Wadanka mareekanka ayaa dejiyay nidaamka iskuulaadka, 8-sano oo ah marxalada Aas-Aasiga ah ( Hoose iyo dhexe ) iyo 4-sano oo ah marxalada dugsiga sare .Haddabo nidaamkani labo iyo tobanka -sano ah, Oo aan maanta ku socno waa nidaam la dejiyey Mudo laga joogo 129-sano. βAan dib Eeggno Marxaldo ka jira Wadankeenna. Arday labo iyo toban sano dhiganaayay iskuul ayaad waxaa u dambeyn doona Murug iyo shaqo la'aan!, Arday labo iyo toban sano dhiganaayay iskuul, ayaa fishilmi doona! Iskuulaadka Ardayda qaar niyad jeb weyn ayay ka qadaan, Arday soo bixiyay Waqti, Maal Iyo Dadaal Ayaa 12 sano ka dib fishil soo hor ista...